Aaden Barre Ducaale, oo ah hogaamiyaha aqlabiyadda baarlamaanka Kenya oo la hadlay saxaafada ayaa sheegay in dowladda Kenya ay ku qasbeen darbiga Dagaalamayaasha Al-Shabaab.
Waxaa uu Shaaca ka qaaday hadii laga adkaado Al-Shabaab, ama la ciribtiro, in dowladda Kenya ay joojin doonto derbiga,Balse ay sii waddi doonto tan iyo inta ay dhibaatada ka taagan tahay Soomaaliya.
Sidoo kale Waxaa uu Sheegay in Dowlada Kenya ay wado qorsho looga hortagayo Weerarada ka imaanaya Dagaalamayaasha Al-Shabaab.
Murankaas ayaa ka dambeeyay kadib markii Kenya ay dib u bilowday dhismaha derbi kala qeybiyaha xuduudda Soomaaliya iyo Kenya
Leave a Reply