Taliyaha Qeybta Booliiska Gobolka Shabeellaha Dhexe Adan Yaroow ayaa sheegay in Wariye Shaashaa aanan loo xirin fal la xiriira Saxaafadda balse lagu soo eedeeyay in uu musuq maasuqay lacago deeq ah oo uu aruuriyay taas oo loogu talo galay dadkii ku waxyeelabay qarixii Zoobe.
Waxaa kaloo intaas ku daray taliyuhu in ay Wariye Shaashaa ku socoto baaris isla markaana dhawaan ay maxkamada horkeeni doonaanon, Wariye shaashaa ayaa xiran in kabadan asbuuc waxaana loo xiray sida wararka sheegayaan kadib markii madaxada uGu sareysa ay jeclaysan waayeen hadlada wariya Dulmidiid shaahsaa ee aysan ahayn waxa taliyaha Booliska sheegayaan.
Leave a Reply