Madaxtooyada Puntland ayaa si kulul looga hadlay duulaan ay Somaliland ku qabsatay deegaano kamid ah gobalka Sool, Puntland ayaa ku dhawaaqday in ay ka jawaabayso weerarkaas oo ahaa mid lagu carqaladeynayo safarka Madaxweynaha Jamhuuriyada Faderaaliga ah ee Soomaaliya uu ku marayo deegaanada Puntland.
Leave a Reply