Madaxwayne Kuxigeenka Labaad ee Jubbaland Suldaan Luga dheeer ayaa sheegay in laburburinaayo lana dhacaayo Hantida qurbajoogta hadaysan dhisan, waxaa kaloo hadalkiisa ku daray in qurba joogta laga rabo inay yimaadaan oo difaaca Jubbaland ka qayb qaataan hadaysan saas yeelin hantidooda waa ladhacayaa haday xoog ku qaadan karaan ha yimadeen buu yiri Luga dheere.
Hadalkaan Madaxwayne Kuxigeenka labaad ee Jubbaland ayaa imanaya xili boob xoogan lagu wado Guryaha shacabka Juubaland ee Kismaayo ku sugan, waxaana dhawaan dhaawac Iyo boob loo geeystay dad shacab ah oo u badan Haween Iyo Ilmo.
Leave a Reply