
Guddoomiye Jawaari ayaa Waxaa uu Hambalyo Leeyahay Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad sugida Qaranka Soomaaliyeed NISA oo u dabaal dagaya Xuska Sanadguuraddii 48aad ee kasoo wareegtay markii la aas-aasay sanadkii 1970, Howsha adage e qaranka aad u heysaan Alle ha idinla garab galo.
Gudoomiyaha Jawari ayaa waxauu salaam uu ka siday Madaxwaynaha Soomaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo gaarsiiyey Madaxda,sarakiisha,asakarta Iyo qoysaskooda waxuuna madaxwaynaha Soomaliya u jaeeyey Barwaaqo Guul iny sanadkaan kiisa kale ku gaaraan.
Leave a Reply