Ku dhawaad 30 sano kadib waa markii ugu horeeysay Oo Madaxwayne Somaliyeed Safar dhulka ah ku maro gobolada dalka Somalia
Madaxweyne Farmaajo ayaa Safarkii ugu dheeraa Oo dhinaca dhulka ah Ku maraya deegaano ka mid ah 18-ka gobol Ee dalka
Waa safar taariikhi ah, dhul balaaran oo Nabad ah, deegaan kasta waxaa ka socda abaabulka Iyo soo dhoweynta Madaxwaynaha Qaranka
Magaalooyinka ay ka mid yihiin Qardho, Waaciye, Carmo iyo ilaa Boosaaso Ee gobolada Nugaal Iyo Bari ayuu ka socdaa diyaar garowga ugu xoogana
Madaxwaynaha Ayaa Sidoo kale Safarkiisa kusoo maridoona Magaaloyinka Gaalkacyo Cadaado Ilaa dhuusa mareeb Ee Gobolada Mudug Iyo galgaduud
Safarka Madaxwaynaha Qaranka ayaa Ah Mid uu ugu kuur galayo xaladaha ka jira gobolada dalka safarkaan uu madaxweynaha qaranka uu kumarayo gobolada dalka ayaa loogu magac daray socdaalka nabada.
NABAD IYO NOLOL
Leave a Reply