
” Waxaan idiinka codsanaya markii aad fasaxa ka soo laabataan shaqooyinka ugu horeeyo ee aad qabaneysaan inad ka dhigtaa Maqaamka Magaalada Muqdisho oo dastuuri ah, Ummada Soomaaliyeedna ay aad u wada sugayaan” ayuu yiri guddoomiye Thaabid.
Guddoomiyaha ayaa sidoo kale sheegay in ay muhiim tahay in la helo matalaad sax oo ay yeeshaan dadka gobolka banaadir ee 3 Milyan ah kuna yeeshaan golaha Aqalka sare.
Wadatashi iyo Waxqabad.
Leave a Reply