Xubno ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya oo ciidamada Milatariga ku taageerayo Howlgalo ka dhan ah Al-shabaab oo ka socda G/Hiiraan.
Xildhibaan daahir Amiin jeesow oo ka mid ah xildhibannada Baarlamaanka Federaalka Somaliya oo ku sugan Magalaada Baladweyne ayaa sheegay in shacabka ku nool gobolka looga bahan yahay inay tageeran Ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM ee howlgalada ka wada qeybo ka mid ah gobolka Hiiraan
Leave a Reply