![hqdefault](https://i0.wp.com/www.gedotimes.com/wp-content/uploads/2018/01/hqdefault.jpg?resize=480%2C360&ssl=1)
Allaha unaxariiste waxaa Magaaladda Toronto ee dalka Canada ku geeriyootay Fanaanadii waynayd Khadiija Cabdullaahi Dalays oo ka mid aheyd fanaaniinta Somaliyeed kuwooda ugu qiimaha badnaa
Allaha u naxariistee Dalays ayaa muddooyinkii dambe xanuun hayey ugu jirtay isbitaal ku haala magaalada Toronto ugu dambeyna xanuunkii u geeriyootay.
Khadiija Cabdullaahi Daleys, ayaa waxa ku nooleed dalka Canada oo sanadihii dambe.
Heesaha ay qaaday ee sida wayn loogu xusuusto Fanaanada, waxaa ka mid ah.
Leave a Reply