Maamulka Degmada doolow oo waheliyaan qaar kamida Hay’adaha samafalka ayaa waxay booqdeen xerada Qansaxlay oo ay kusugan yihiin barakacayaal badan oo aan helin cawimaadii ay ubaahnaayeen, Gudoomiye kuxigeenka degmada Doolow Aadan Barre Cali Iyo Madaxa Mashariicda Hay’adaha Maxamed Xuseen Cabdi ayaa dhankooda sheegay in lasoo caawiyo barakacayaasha Xerada Qansaxlay.
Leave a Reply