Raysawasaraha Soomaliya Xasan Cali Khayre ayaa waxuu ku amaray Hay’adaha samafalka ee ka hawlgala Soomaliya oo aan xafiiskooda ahayn Soomaliya inay usoo wareegaan Magaalada muqdisho, Raysawasaare Khayre ayaa sheegay wadanka waa isbadalay amaankiisana waa fiican yahay mana aqbalayno in hay’adaha Kenya iska daganaadaan.
Leave a Reply