Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre iyo gudoomiye ku Xigeenka labaad ee Goloha Shacabka Soomaaliya, Mahad Cabdalle Cawad, ayaa caawa garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, ku soo dhaweeyeen 41 maxaaabiis dhalinyaro Soomaaliyeed ah, oo ku xirnaa dalka Hindiya Kuwaas oo dib u helay xoriyadoodii ka dib dadaalo badan oo ay samaysay dawladda Soomaaliya.
Leave a Reply