![far farmaajo](https://i0.wp.com/www.gedotimes.com/wp-content/uploads/2018/01/far-1.jpg?resize=678%2C381&ssl=1)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku gudajiro socdaalka Nabadda Iyo dib-uheshisiinta ayaa gaaray magaalada Caabudwaaq, waxaana si diiran usoo dhaweeyey Shacabaka Degmada Caabudwaaq dhamaantood ayakoo safnaa wadooyinka Iyo Barxada wayn ee Magaalada Caabudwaaq
Leave a Reply