Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa soo gaarey magaalada Balanballe ee Gobalka Galgaduud
Kumanaan Shacabka Degmada Balanballe oo kulabisan Calanka Soomaliya ayaa iskugu soobaxay hareeraha wadada ilaa meel 15 KM ujirta magaalada
Madaxweynaha iyo wafdiga uu hogaaminayo oo salaan la dhexraacay Shacabka ayaa hadda kusugan halka loo asteeyay inuu madaxwaynuhu Shacabka kula hadlo
Madaxweynaha waxaa safarkiisa ku wehelanayay Madaxweyne Xaaf,Madaxa Xukuumada waxaana Balanballe ku soodhaweeyay Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi Carabey
Warbixintii Ayaanle Cabdulaahi Balanballe
Leave a Reply