Kulankaan ay guddiga la socodka iyo dib u eegista Barlamanka Federaalka Soomaliya Iyo guddiga madaxa banaan ee Dastuurka ay la qaateen qeybaha bulshada, ayaa waxa uu ahaa kulan wadatashi ah, waxaana ka soo qaybgalay guddoomiyaha Golaha Aqalka sare, Siyaasiyii, Waxgarad, Culumaa’udiin, Ururada bulshada iyo Bahda naafada.
Leave a Reply