Aqoon yahay Bashiir Maxamed oo codsaday Inuu Kamid Noqdo Gudiga Xuduudaha iyo Barriga

CODSI KAMID NOQOSHO GUDDIGA LA SAMEYNAYO OO UU KU DHAWAAQAY GUDDOOMIYAHA AQALKA SARE MUDANE CABDI XAASHI CABDILLAAHI EE DIFAACA XUDUUDAHA BADDA IYO BIRRIGA.
WAAXAAN MADAXWEYNE FORMAAJO IYO GUDDOOMIYAHA AQALKA SARE IYO XUKUUMADDA KA CODSANAYAA IN LA IGU DARO GUDDIGA UU GUDDOOMIYAHA AQALKA SARE UU KU DHAWAAQAY IN LA SAMEYNAYO EE DIFAACA XUDUUDAHA BADDA IYO BIRRIGA.
XIL DOON MA IHI.
WAXAANSE RABAA IN AAN QEYB KA QAATO DIFAACA SHIIDAALKA SOOMAALIYA OO AAN DABA TAAGNAA LAGA SOO BILLAABO 2009kii WARBIXINNO BADANNA AAN KA QORAY.
MAGACEYGU WAA BASHIR SHEKH MOHAMED, WAXAAN UMMADDA SOOMAALIYEED LA SOCODSIINAYAA IN AAN AHAY MUWAADINKA UU KA HADLAYO GUDDOOMIYAHA AQALKA SARE MUDANE CABDI XAASHI CABDILLAAHI OO SOO BANDHIGAY WARBIXINTA KU SAABSAN LABADA CEEL EE SHIIDAAL EE QOTOMA XEEBTA SOOMAALIYA OO KENYA IYO BURCADDA QALINKA AAY RABAAN IN AAY BOOBAAN.
https://youtu.be/tnFiE_cJDW0
VIDEOGAAN WAXUU TAABANAYA:-
1) ASSALKA BURBURKA SOOMAALIYA,
2) ASSALKA BILILIQADA SHIIDAALKA,
3) QALOOCINTA LEENKA XUDUUDDA BADDA SI LOO BILILIQEESTO SHIIDAALKA.
4) QALOOCINTA LEENKA BIRRIGA EE DHISMAHA DARBIGA KENYA SI LA ISKU WAAFAJIYO LABADA LEEN OO BEEN ABUURKA AH EE XUDUUDAHA BADDA IYO BIRRIGA SI LOO BILILIQEESTO SHIIDAALKA SOOMAALIYA.
GABOGABO:- VIDEOGAAN WAXUU KASHIFAYAA XADGUDUBYADII AAY GEESTEEN KENYA IYO BURCADDA QALINKA LAGA SOO BILLAABO HESHIISKII ISAFGARAD.
WAXAA KA ARKI KARTAAN
LINKISKAAN HOOSE WARBIXINTII AAN SOO BANDHIGAY May 24,2010kii.
http://www.somalitalk.com/2009/may/13/badda125.html
Dhul-badeedka Soomaaliyeed Wuu Leeyahay Soohdin Cabbiran

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.