Waxaa hada Xabsiga Ladhigay 4 Xildhibaan oo Kamid ah Mudanayaasha baarlamaanka Jubaland kuwaas oo kala ah.
1.Xildhibaan aadan Iftiin
2 Xildhibaan Xasan Shacbaan
3.Xildhibaan Shire Abdi Codwayn
4. Xildhibaan Siraaje Sahal bare
Sidoo kale Xildhibaano Kasoo jeeda gobalka gado oo Kusugan Hotel Makka Ayay ciidamada Nabad sugidu kuhareeraysanyihiin, kuwaas oo ay xabsi guri kadhigeen.
Lama oga sida uu xaalku noqon doono oo u muuqda mid faraha kasii baxaya
Leave a Reply