Kulan looga Hadlaayey Nabada oo ka dhacay Degmada Balanbale

Waxaa Degmada Balanbale ee Gobolka Galgaduud ka dhacay kulan looga hadlaayey Nabada oo ay kazoo qayb galeen Madaxwayne kuxigeemka Galmudug, wasiiro,Xildhibaano, Iyo waxgaradka dagmada Balanbale.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.