
Muuse Biixi oo ku baaqay in la Joojiyo Colaada ka taagan Gobalka Sanaag.
Muuse Biixi Cabdi Madaxweynaha Somaliland ayaa Baaq Nabadeed U Diray Beelaha Dagaalku Ku Dhexmaray Degaanka Ceel-afweyn Ee Gobolka Sanaag Gaar Ahaan Degmada Darar-weyne. Madaxweynaha Somaliland, […]