Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: January 2018

No Image

Madaxweyne Soomaliya oo dalka dib ugu soo laabtay kaddib Shirkii Midowga Afrika

30th January 2018 admin 0

Muqdisho, 30 Jan 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, kaddib markii uu ka qeybgalay Shir-Madaxeedkii […]

dab

Dab Caawa ka kacay Xarun Ganacsi oo ku Magaalada Muqdisho”Sawiro”

30th January 2018 admin 0

Dab xoogan ayaa caawa ka kacay Degmadda Magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada |Yaaqshid ee Gobolka banaadir, Dabkaan ayaa ka kacay Bakhaar lagu iibiyo Qalabka Dhismaha […]

deg

DEG DEG: Xildhibaano laxiray iyo kuwo xabsi guri laga dhigay Magaalada Kismaayo. “Akhriso Magacyada”.

30th January 2018 admin 0

Waxaa hada Xabsiga Ladhigay 4 Xildhibaan oo Kamid ah Mudanayaasha baarlamaanka Jubaland kuwaas oo kala ah. 1.Xildhibaan aadan Iftiin 2 Xildhibaan Xasan Shacbaan 3.Xildhibaan Shire […]

qamro

485 dhalo oo Khamri ah Iyo Ragii Watay Oo Lagu Xukumay

30th January 2018 admin 0
No Image

Madaxweynaha Soomaaliya oo dalka dib ugu soo laabta.

30th January 2018 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib maalmo uu ku sugnaa magaalada Adis ababa ee […]

axmed

Daawo:Xildhibaan Axmed Taajir oo waxba kama jiraan ku tilmaamay xilka qaadis axmed Madoobe Soo abaabulay iyo Daagal Laga Baqayo inuu Kismaayo Ka qarxo

30th January 2018 admin 0

Xildhibaanada jubbaland ayaa waxay Mooshin ka Keeneen Wasiirada Jubbaland iyakoo sheegay inay qaban waayeen kuna guuldareysteen hawlihii loo idmay ee ahaa wax u qabashada shacabka […]

No Image

Xildhibaano karaar been Abuur ah u sameeyay Dadka Barakacayaal ah oo gacanta lagu dhigay.

30th January 2018 admin 0

Wararka Naga Soo gaaraya Magaalada gaalkacyo ayaa Sheegaya in Magaalada lagu  xiray 3 Xildhibaan oo ka mid ah Golaha degaanka Magaalada Gaalkacyo,kuwaas oo lagu eedeeyay in […]

SAWIRRO:-Eng Yariisow oo rasmi ah ula wareegay Gobolka Banadir.

30th January 2018 admin 0

Munaasabad Xalay lagu qabtay xarunta dowlada hoose ee Xamar ayaa Guddoomiyaha cusub ee gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) wuxuu si […]

shiiq

Daawo:Waxgaradka Baladxaawo oo ka tacsiyeeyay geerida Shiiq xasan Iftiin

30th January 2018 admin 0

Waxagaradka Iyo nabadoodanada Degmada Baladxaawo ayaa waxay ka tacsiyeeyeen Geeridii ku timid Allaha Unaxariistee Shiiq Xasan Iftiin oo ku geeriyooday Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo, […]

muuse

Madaxweynaha somaliland oo magacaabey gudoomiye yaasha gobolada qaarkood

30th January 2018 admin 0
xaaf

Daawo:Xaaf oo doonaya intii la doortay in kabadan iyo Caqabado ka horeeya

29th January 2018 admin 0

Madaxwaynaha Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf mar uu siinaayey waraysi meelo badan taabanaayey oo u la yeeshay Wariyaha Tiifiiga Horn Cable Xaruntiisa Muqdisho oo uu […]

ciilmiige

Daawo:Wasiirkii hore Warfaafinta xukuumaddii Ra’iisul Wasaare Saacid, Siyaasi C/laahi Ciil Moogge Xirsi) ayaa Axmed Madoobe ku sheegay Kali Talye

29th January 2018 admin 0

Wasiirkii hore Warfaafinta xukuumaddii Ra’iisul Wasaare Saacid, Siyaasi Cabdulaahi Ciil Moogge Xirsi ahna Gudoomiyaha Xisbiga Xiis una taagan Xilka Madaxwaynaha Jubbaland ayaa sheegay in Axmed […]

Sawiro”Madaxweyne Farmaajo oo kulamo gaar gaar ah la qaatay qaar kamid ah Madaxda Afrika.

29th January 2018 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulamo gaar gaar ah la qaatay qaar kamid ah Madaxda ka qeybgalaysa Shir-Madaxeedka 30-aad ee Ururka […]

tacsi

Jaaliyada GalJubba ee London oo ka Tacsiyeysey Allaha Unaxariistee Xaaji Cabdi Rude Maxamed Xasan Nuur

29th January 2018 admin 0

Inaa lilaahi waa in ilaahi raajucuunn Jaaliyada Galjuba ee london dhammaanteed iyo odyaasha,waxgaradka,Gabdhaha iyo Dhalinyarad Galjuba ee hoos qoran Iyo kuwa kalaba waxay ka tacsiyadeenayaan […]

axmed

Gudiga Anshaxa Jubbaland ayaa sheegay Inaysan Xildhibaan Axmed Taajir Xil Ka qaadin

29th January 2018 admin 0

War Qoraal ah oo ka soo baxday Xafiiska Madaxwaynaha jubbaland oo lagu sheegay inay kas oo baxaday gudiga Anshaxa ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa […]

Posts pagination

« 1 2 3 … 30 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes