Axmed Xasan Cabdi (Axmed Taajir) oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta Baarlamaanka Jubaland ayaa sheegay inuu iska casilay xilkii xildhibaanimo ee Jubbaland, Xildhibaan Axmed Taajir ayaa Xabsiga loo taaxabay kadib markii xildhibaano uu kamid yahay Mooshin ka keeneen Wasiirada Jubbaland.
Leave a Reply