Dekada Boosaas ayaa dhawaan waxaa lagu wareejiyey shirkad laga lee yahay Dalka Imaaraadka Carabta taas oo cunaqabteen Iyo sixir barar kusoo rogtay ganacasatada Puntland, shirkaad ayaa canshuur dherad ah saartay ganacsatada alaabta Kasoo dajinaysa Boosaaso.
waxaa dekada Boosaaso kusoo badanaysa Doonyaha Kudagaya Bada waxaana Doon u rarnayd Ganacsato oo waday Gadiid Iyo shixnad kale ku dagtayDekada Boosaaso kadib Markii sadex bari sugaysay in loo soo gurmado, waxaa kaloo bada ku dagay Taagii doonyaha soo jiidi jiray lamana helin wax badalkiisa taasina waxay ka dhigan tahay inaad faa’do laga dheefin shirka Imaaradka ee lagu wareejiyey Dekada Boosaaso.
Leave a Reply