
Suldaan Muuse macalin fareey oo ah suldanka guud ee gobalada juboyinka ee besha shiikhaaleed aya baaq adag u diray mamulka jubbaland asagoo uga digay dhulboobka Barakacinta ay wadaan. wuxu ka tariqeyay tariqda deganada juboyinka iyo sida belaha ay u kala degan yihiin, dhanka kale wuxu u jawabay hadalki ka soo yeeray Umul
Leave a Reply