Gudoomiyaha Degmada Garbaaharay Imaan Cadow Kaarshe Iyo isu duwaha wasaarada Cafimaadka Maamulka Jubbaland ayaa kormeeray isbitaalka Jaale siyaad ee Degmada garbahaaray waxaana Shaqooyinka uu qabto Isbitaalka Kawar Bixiyey Dr Cabdirisaaq oo ah Dhqatarka guud ee isbitaalka Jaale siyaad waxuuna sheegay in magaalooyinka kale looga ymaado Isbitaalka jaale Siyaad waxaan maalintii qaabilonaa in kabadan 40 Bukaan .
Leave a Reply