Maamulka Somali Cable ayaa waxaa uu canbaaraynayaa xariga Wariye Saabir Cabdiqaadir Warsame “Saabir Honest”oo markii sadexaad si aan sharci ahayn loogu xiray Magaalada KIsmaayo.
Maamulka Talefishinka isaga oo xurmaynaya hanaanka dawlad goboleedka Jubbaland iyo wadashaqaynta ka dhaxeeysa waxaa uu horey uga gaabsaday laba jeer oo ay xoogaga nabad galyada Jubbaland u dhibaateeyeen wariyahaas.
Haddaba Waxaan ka codsanaynaa Madaxwayne Axmed Madoobe Madaxwaynaha Jubbaland in uu si shuruud la
Warbiixntii Somali Cable
Leave a Reply