Wasiirka Maaliyada Soomaliya Cabdirixmaan Ducaale Bayle ayaa waxuu ganacstada usheegay Mar uu ka hadlaayey eedeymo loo soo jeediyey ayuu waxuu sheegay Inaan Cuntada sida bariiska,Somkor,Bur,Caano Iwm aan canshuur laga rabi lakiin wax yaalaha faakihaysiga sida Computer,Taleefon,Games, Iyo kuwa kaloo badan waa in Canshuur laga baxshaa.
Leave a Reply