Waxaa xalay kooxo hubeysan ay Weerar ku qaadeen xerada maslax oo fadhiisimo u ah ciidamada xoogga iyo kuwa AMISOM.
Qaar ka mida dadka deegaanka ayaa sheegay in daqiiqado kooban ay rasaas isweydaarsanayeen ragi weerarka Soo qaaday in ciidanka dowladda ee xerada joogay ilaa iyo hada lama xaqiijin khasaaraha rasmiga ah ee weerarkaas ka dhashay.
Degmooyinka kala duwan ee Ku yaalla Gobolkaani Banaadir ayaa inta badan waxaa ka dhaco weeraro ku dhufee ka dhaqaq ah iyo bambaanooyinka lagu tuuro xarumaha iyo saldhiggayada Ciidanku joogaan
Leave a Reply