Madaxa Xukummada Galmudug Shiiq Maxamed Shaakir oo waheliyaan Gudoomiyaha Degmada Balanbal Iyo masuuliyiin kale ayaa waxay gaareen deegaanka Balihawd ee hoos taga Degmada Balanbale ee gobolka Galgaduud.
Ujeedka safarka Shiiq shaakir Iyo Masuuliyiinta kale ayaa waxuu ahaa Sidii laysugi furi lahaa dadka degaanada laysugu furi lahaa ummaduna ay u wada noolaan lahaayeen.
Leave a Reply