Culimada Soomaliyeed ee maamul goboleedka Puntland oo kulan sheeshay Magaalada Boosaaso ayaa waxay Baaq kazoo saareen Qaymaha qaaliga ah ee laga qaado Soomalida gudaynaysa Xajka Iyo Cumrada waxayna sheegeen inaan la aqbali Karin qaymaha Qaaliga ah ee ladul saarayo Shacabka Soomaliyeed loona baahan yahay in lajoojiyo.
Dhanka kale Culumada Waxay amaaneen dadaalka Balaaran ee Dowlada Soomaliyeed wado oo ay rabto sidii loo yarayn lahaa qaymaha laga qaado dadka gudanaya Xajka Iyo cumrada.
Leave a Reply