Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta waxaa uu kormeer ku sameeyey qaar kamida xarumaha dawladda ee ku yaala caasimada Garoowe, xarumahaas oo ay ka mid ahaayeen xarunta Dawladda Hoose, xarunta denbi-baadhista iyo xarunta laanta socdaalka iyo jinsiyadaha.
Leave a Reply