Waxaa Soo dhaweyn Balaaran loogu sameeyey Garoonka diyaradaha Minnesota Musharaxa Madaxwaynaha Puntland wasiirkii hore Maaliyada Puntland Faarax Cali Shire, waxaana la filayaa inuu kulan balaaran la yeesho Jaaliyada Puntland ee Maraykanka.
Musharaxa Mawaynaha Puntland Faarax Cali Shire ayaa uGu mahad celiyey sida wanagsan ee Jaaliyada ay uGu soo dhaweeyey Garoonka.
Leave a Reply