Waxaa Magaalada Muqdisho maanta ka soctay doorashada mid kamid ah kuraasta Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya taas oo ay qabanayeen Gudiga doorashooyinka qaranka ee Madaxa banana, ergada maanta dooraneysa xildhibaan ka kursigiisa banaanyahay ayaa buuqay oo sabab u noqday in aysan doorashada sii socon waxaana ay ku doodayaan in Musharax ay rabeen laga reebay Tartanka oo uusan kamid ahayn dadka haatan loolamaya.
Leave a Reply