Gudoomiyaha Xisbiga Ucud Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay inuu la yaabay Go’aanka Dowlada Jabuuti ka qaadatay Shirka Dp world asagoo sheegay inay tahay in Jabuuti ka xumaato Maal galinta Dp World kawado Berbera Iyo Boosaas.
Hadalkaas uu sheegay Faysal Cali waraabe ayaa waxaa Cambaareeyey qaar kamida ganacsatada Dalka Jabuuti iyakoo sheegay inuu faysal Cali waraabe uu wado isku dir labada shacab.
Leave a Reply