Ciidamada Xooga Dalka Soomaliya ayaa waxay ka bilaabeen Hawgal lagu sugayo amaanka wadada udhaxaysa Jowhar Iyo Balcad waxaana saas sheegay Taliyaha Ciidanka Qaybta 27aad Jenaraal Maxamuud maxamed aadan Koronto waxuuna intaas ku daray inay bilaabeen jarida dhirta wadada dhinaceeda ku taala si aysan uGu dhuuban Kooxaha argagixisada alshabaab.
Generaal Koronto ayaa sheegay inay ciidamo Amisom Iyo kuwa ka socda Ciidamada Xooga dalka Soomaliya ah kuwaas oo ilaalinaaya dhaq dhaqaaqa shacabka.
Leave a Reply