
Booliska Afgooye oo Ka warbixiyay weerar Al-shabaab ay ku qaadeen Degmadaas.
Faafaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar Al-shabaab ay ku qaadeen degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose. Taliska Ciidanka Booliiska ee Degmada Afgooye ayaa […]