Kulan loogu hadlayay iska warqabka shacabka iyo baarlamaanka soomaliya ayaa Nairobi Lagu qabtay waxana kazoo qayb galay Xubnaha labada gole ee barlamanka qaarkood waxaana soo qaban qaabiyey kulankaan Midowga Yurub.
Waxaana lagaranayn wax kasoo bixi kara kulankaan madaama Baarlamaanka Soomaliya aysan war ka hayn degaanadii laga soo doortay iyakoo xiliga Fasaxooda intay ka aadi lahaayeen degaanadii laga soo doortay safar nasasho ah u aada Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya taasina waa mid masuul daro ah.
Leave a Reply