Daawo:Madaxweynaha Maamulka Hirshabeele Oo Tacsi U Diray Ciidanka AMISOM

Jimcihii lasoo dhaafay bay ahayd Markii Ciidamada Amisom jidka loogalay inta udhaxaysa Balcad Iyo Jowhar waxaana weerarkaas ka dhashay qasaaro badan oo loo gaystay Ciidmada Dalka Burindi, Madaxwaynaha maamulka goboleedka Hirshabeele Maxamed Cabdi waare ayaa waxuu ka warbixiyey qasaraihii ka soo gaaray Ciidamada Burundi waxuuna tacsi u diray Ciidamada Amisom gaar ahaan kuwa Burdi.

Madaxwaynaha Hirshabeele Waxuu kaloo Amaanay sida Ciidmada Soomaliya sida ay uGu soo gurmadeen cidamada Amisom ee weerarka ku qaadeen Alshabab ayakoo soo qaaday Dhaawcyadii Iyo dhimashadii soo gaartay Ciidanka Burindi.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.