Kulan ay isugu yimaadeen Odayaasha Iyo waxgaradka Cadaado ayaa waxay sheegeen inay Madaxda Galmudug kabaxeen xeshiiskii Laysla Gaaray ee ahaa in Barlamanka Galmudug Xaruntiisa tahay Cadaado dib heshiisiintana lagu qabyto Lix bilood, heshiiskii saas ahaa waa laga baxay waxaana Barlamaankii laga furay Magaalada Dhusamareeb.
Leave a Reply