Maxadawaynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa waxuu ku qasbay Barlamaanka jubbland intii la masaa furiyey mooyee inta kale inay xarunta baarlamanka yimadaan kadibna ya wax kabadalaan Qodobka labaad faqradiisa lixaad ee xeer hoosaadka Golaha Shacabka Jubbaland Oo Oranayay Barlamanka Dowlad Goboleedka Jubbaland Waxa Uu Fadhiisan Karaa Ama Howlihiisa Ku Fushan Karaa Meel Kasta Oo Ka Mid ah Jubbland hadab qodabkaas ayaa labadalay ayadoo laraacayo amarka Madaxwaynaha Jubbaland waxaana barlamanka Jubbaland ku shiri karaan Kismaayo oo kaliya.
Axmd madoobe ayaa barlamankaJubbaland qaar kamida xarig Iyo masaafur u gaystay waxaana Magaalada kismaayo si xooga loo masaafuray shacabka Iyo masuuliyiin ka tirsan bulshada Jubbaland ee Kismaayo ku sugan.
Leave a Reply