Barnaamijka arimaha bulshada ee kabaxa Telefishinka STN ayaa waxaa todobaadkani lagu faaqiday doorka nusoj ee warbaahinta dalka iyo qaabka ay umatalaan waxaana doodaas dadkii ka qeybgalay kamid ahaa wariye maxamed magan oo ah madaxa xiriirka dibadda ee NUSOJ iyo Maxamed muuse xasan oo ah suxufi iyo qoraa madax banaan.
Dooda oo dhinacya badan oo taabaneysa ayaa lagu faaqiday arimo badan hoos ka daawo muqaalka.
Leave a Reply