
Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun, waxaa maanta magaalada Muqdisho ku geeriyooday alaha u naxariistee aabaha wariyaha VOA ee Nairobi khadar maxamuud xareed.
Aabe maxamuud xareed oo xanuunsanaa bilihii u dambeeyey ayaa maanta tii rabbi utimid isagoo ku geeriyooday magaalada muqdisho ee caasimadda soomaaliya.
Masuuliyiinta iyo hawl-wadeenada warbaahinta GedoTimes waxay tacsi u dirayaan wariye khadar maxamuud xareed iyo dhamaan ree maxamuud hareed oo uu kabaxay aabbe maxamuud xareed, iyagoo alle uga baryaya in uu janada fardowsa ka waraabiyo.
Leave a Reply