Maamulka Isbitaalka Jaziira oo kawarbixiyay dad ku Sumoobay Hilib kaluun oo la soo gaarsiiyay.

kaluun

Faafaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa dad ku Sumoobay Hilib Kaluun oo ay Cuneyn oo la dhigay qaar ka mid ah Isbitaalada Magaalada muqdisho.

Isbitaalka Jaziira wuxuu ka mid yahay Isbitaalada la gaarsiiyay dadka ku Sumoobay Hilibka Kaluunka, Madaxa Caafimaadka Isbitaalka Jaziira ee Magaalada Muqdisho Dr.Cabdishakuur Maxamuud Axmed Aadan oo la hadlay warbaahinta ayaa xaqiijiyay in Isbitaalka Jaziira la soo gaarsiiyay Qoys ka mid ah dad ku sumoobay Hilibka Kaluunka oo ay Cuneyn, Qoyskaas oo ka koobnay 5 ruux.

Dr.Cabdishakuur ayaa aad faafaahin uga bixiyay sida ay wax u dhaceen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.