
Bulshada Ku dhaqan Afmadow ayaa waxaa soo wajahay biyo la’aan taas oo mararka qaarkood 7 saac kabadan ku qaadato inay biyo helaan taasna waxaa keenay ceelasha oo halaysan Iyo biyaha oo yaraaday.
Waxayana uGu baaqayaan umada dowlada soomaliyeed Iyo hay;adaha samafalka inay gurmad biyood lala soo gaaro iyadoo loo baahan yahay in ceelal biyood ama Rig laga qao Afdow si shacabka dhibka haysata uga baxaan.
Leave a Reply