Magaalada Balanbale ee Gobolka Galdauud ayaa waxaa laga Xusay Maalinta Haweenka waxaana Munaasabada lagu xusaayey Maalinta Haweenka kasoo qayb galay qaybaha Haweenka Iyo Marti sharaf kale, waxaana dadkii isugu yimid munasabada Haweenka ay sheegeen inay tahay Maalin mahiim u ah Haweenka Soomaliyeed gaar ahaan kuwa Degmada Balanbale.
Leave a Reply