Guddoomiya baarlamaanka Hirshabelle oo la hadlay Warbaahinta ayaa ugu horreyn qeylo dhaan ka muujiyay ammaanka deegaanada maamulkaasi waxuuna qiray in Hirshabelle aysan ku filneyn ammaanka deegaanadeeda islamarkaana ay ka jirto halis dhinaca amniga ah Waxaana uu ugu baaqay dowladda federaalka ah ee Soomaaliya in ay ka gacan siiso dhanka ammaanka.
Leave a Reply