Xildhibaan Cabdirixmaan Xaaji Aadan Ibi oo tirsan golaha shacabka ayaa ka hor inta aan la codeyn guddoonka ka codsaday in dib loo dhigo kiiska shirkadda DP world lana sugo faahfaahin ay ka bixiso xukuumadda federaalka arrinkaas.
Xildhibaanada Barlamaanka Soomaliyeed ayaa ka horyimid codsigii Xildhibaan Ibi waxaana barlamanka Soomaliya isku raaceen in shirkada Imaaraadka ee DP world aysan dalka Soomaliya Ka shaqeyn Karin.
Leave a Reply