Wasiirka Warfaafinta Maamulka Soomaaliladn Cabdiraxmaan Cabdullaahi Faarax (Guri-barwaaqo) ayaa Warqad dacwo ah waxa uu u gudbiyay ku simaha Agaasimaha Qaybta- Afrika ee VOA iyo maamulka sare ee Laanta Afka Soomaaliga, Todobaadkii Hore ayaa Maamulka Somaliland waxa ay dacwad ka gudbisay Laanta Afka Soomaaliga ee BBC-da.
Leave a Reply