Jaaliyada Soomaliyeed ee kasoo jeeda Magaalada Baraawe ee dalka Canada ayaa kulan ay yeesheen waxay ku sheegeen in Magaalada Baraawe dhibaato badan ay kajirto taas oo isugu jirta dilal dhac ay wadaan dad aan deegaanka u dhalay.
Waxaa kaloo sheegeen Jaaliyada Baraawe ee Magaalada Toronto dalka Canada inaysan Magaalada Baraawe helin adeegyadii Bulshada Caafimaadka waxabarashada Horumarka waxauyna baaq u direen dowlada Soomaliya Iyo maamulka Koonfur galbeed inay wax ka qabtaan dhibka kajira Magalada Baraawo.
Leave a Reply