Ganacsatada Iyo waxgaradka Puntland oo shir ku qabtay Gobolka Bari magaaladiisa Boosaaso ayaa waxay ka horyimaadeen go’aan kasoo baxay Hay’ada daba Galka Hubka ee qaramada midoobay ku eedaysan in ganacsato soomaliyeed oo uu kamid yahay Ganacsade Maxamed Mire oo kamida ganacsatada Puntland waxaana Cunaqabteen saaray dowlada Maraykanka.
Leave a Reply