
Abwaanada Soomaliyeed oo kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa aad u cambaareeyey duulaanka Kenya kusoo qaaday Degmada Baladxaawo waxayna Madaxwaynaha Soomaliya maxamed Cabdulaahi Farmaajo ugu baaqeen inuu wax kaqabto dhibka Kenya ku haysa Shacabka Soomaliya .
waxay Kaloo sheegeen in Madaxwaynaha Aamusnaanta iska daayo oo shacabkii Doortay oo taageeray inuu oo hintooda dhowrta ma ahan waa in ciidamo looo diraa Baladxaawo.
Leave a Reply